Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawiro: Jacqueline Fernandez Iyo Anil Kapoor Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Airport-ga Kusugnaayen!!

Sawiro: Jacqueline Fernandez Iyo Anil Kapoor Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Airport-ga Kusugnaayen!!

Waxaa maanta sawiro laga soo qabtay xidigaha kala ah Jacqueline Fernandez and Anil Kapoor  ayagoo kusugnaa Airportg-ga magaalada Mumbai.

Jacqueline ayaa soojidasho dadka kusameysay xili ay dhexsocotay Airportga, xidigtaan ayaa ku howljirta filmkeda xiga ee Race 3 kaaso ay la hogaamin doonto Salman Khan.

waana filmkedi labaad oo ay Mega Star Salman Khan ay la sameyso filmkaan waxaa la daawan doono ciidul fidriga sanadka dambe waxaana Director ka ah Remo D’Souza.

Dhanka kale waxaa asna sawiro laga qabtay Super Star Anil Kapoor asigoo kusugan Airportga xili uu degdegsanaa jilaagan ayaa dadka dhoolacdeyn kusoo gudbay maadama uu degdegsanaa.

Anil filmkiisa xiga waa Total Dhamal waxayna ku midoowi doonan Madhuri Dixit mudo 17 sano ah kadib maadama filmkoodi udambeyay la daawaday 2000 kaaso ahaa Pukar.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Laga Soo Qabtay Xidigahan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *