Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawiro: Jacqueline Fernandez Iyo Ileana D’Cruz Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Xaragonaayen!!

Sawiro: Jacqueline Fernandez Iyo Ileana D’Cruz Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Xaragonaayen!!

 

Atiriishooyinka kala ah  Jacqueline Fernandez Iyo Ileana D’Cruz ayaa sawiro laga soo qabtay maanta xiliyo kala duwan.

Jacqueline Fernandez ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay magaalka kusugneed maanta halka Ileana D’Cruz ay ayadana Airport-ga kusugneed.

Dhanka shaqada  Jacqueline waxay duubis kuwadaa filmkeeda Race 3 kaaso ay la hogaamineyso Mega Star Salman Khan kaasona la daawan doono ciidul fidriga sanadka dambe.

Dhanka kale Ileana D’Cruz  waxay la shaqeyn doonta Ajey Devgan markale ayadoo la sameyn doonto filmka Raid kaasona duubis lagu bilaawi doono.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Xidigahan Laga Soo Qabtay Maanta:

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *