Sawiro; Jilayaasha taxanaha Hercai iyo sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo bandhigay.

0
960

Jilayaasha taxanaha Hercai ayaa waqtigooda fasaxa usoo gabo-gaboobay ayadoo maalinta bari lagu wado iney dib ugu soo laabtaan goobta taxanaha lagu duubayo.

Hadaba halkaan waxaan idiin kuugu soo gudbin doonaa qaar kamid ah sawiradii ugu dambeeyay jilayaashaan xili ay fasaxooda ku gudo jireen.

Halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here