Waxaa laga joogaa mudo 12 sano arooskii Aishwarya iyo Abhishek iyadoona indhawaalba la isla dhex maraayay warar la xiriira furiinkooda balse wararkaasi Abhishek ayaa biyo qabow ku shubay kadib hadal canaan ah oo uu bartiisa Twitterka soo dhigay.
Abhishek ayaa yiri; Ok waan is furnay soo ma ahan waad ku mahadsantihiin maadaama aad ii sheegteen ee fadlan ii sheega xiliga aan marlabaad guursan doono” wuxuuna hadalkaas ugu jawaabayay saxaafada qortay in Abhishek iyo Aish is fureen
Hadaba waxaan idiin heynaa sawiro laga yaabo markii ugu horeysay inaad aragto kuwaasii la qaaday maalintii arooska Abhi iyo Aish halkaan hoose kaga bogo.



