Sawiro; Muuqaalka cusub ee Sonakshi Sinha kadib kasoo laabashadeeda Maldives!

0
634

Atariishada Sonakshi Sinha oo in mudo ahba waqti fasax iyo dalxiis ku joogtay jasiirada Maldives ayaa haatan dib ugu soo laabatay gudaha India.

Sonakshi Sinha oo dhawaan duubis ku bilaabi doonto filimka Bhuj – The Pride Of India, kaasoo ay la wadaan jilayaasha kala ah Ajay Devgn, Sanjay Dutt, Ammy Virk, Nora Fatehi iyo Sharad Kelkar ayaa wuxuu ka hadlayaa dhacdo xaqiiqo ah misna waaqici ah.

Sonakshi oo sawiradaan hoose barteeda instagramka soo dhigtay ayaana kusoo dul qortay “The future looks bright!”, halkaan hoose ka daawo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here