Kajol iyo SRK waxay kamid yihiin jilayaasha loogu jecelyahay Bollywoodka sidoo kalana filimada ay isla sameeyaan waa kuwa xiiso leh.

Waxaan marnaba quluubta jamaahiirta ka go’i doonin filimadii waaweynaa ee ay isla sameeyeen misna darajada All Time Blockbuster gaaray ee dilwale Dulhania Le Jayenge iyo Kuch Kuch Hota Hai.

Hadaba maanta waxaan idiin heynaa sawiro jilayaashaan laga qabtay 2017dii waana kuwa xusuus ah ayadoo sawiradaan laga qabtay xili ay si wadajir uga qeyb galayeen bandhig kadhacay magaalada Lucknow.

Halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here