Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawiro: Sonam Kapoor Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Kusugneed Airport-ga Halkeese Usocotay Gabadhaan Quruxda Badan!!

Sawiro: Sonam Kapoor Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Kusugneed Airport-ga Halkeese Usocotay Gabadhaan Quruxda Badan!!

Gabadha dhanka Fashion-ka looga haray ee Sonam Kapoor ayaa maanta sawiro looga soo qabtay xili ay ka duuleysay Airport-ga Mumabi ayadoo ku wajahned Dubai.

Sonam ayaa la shegay in danaheeda gaarka ah ay u aadeyso Dubai sidaa awged kuwa shaqadooda tahay inee sawiro ka qabtaan xidigaha caanka ah ayaa sawiro kasoo qabteen Sonam xili ay kusugneed Mumbai Airport.

xidigtaan ayaa labsi soojiidasho leh kutimid Airport-ga kaaso kalifay in dadka oodhan ay kumashquulaan quruxledan dhanka Fashionka looga haray.

Dhanka shaqada Sonam waxay kasoo muuqan doonta filmka Padman oo ay la hogaamin doonto Akshay Kumar iyo Radhika Apte.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *