Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawiro Soo jiidasho leh Ayaa Laga Soo Bandhigay Mss World Manushi Chhilllar Iyo Filmsameyasha Oo Ku Xoomeen Xidigtaan (+Sawiro)

Sawiro Soo jiidasho leh Ayaa Laga Soo Bandhigay Mss World Manushi Chhilllar Iyo Filmsameyasha Oo Ku Xoomeen Xidigtaan (+Sawiro)

Gabadha sanadkii hore 2017 ku guulesatay in loo caleemo saaro gabadha dunida ugu quruxda badan (Mss World) Manushi Chhillar ayaa laga soo daabacay sawiro kala duwan kuwaaso aad u soo jiidasho elh.

Manushi dhowr jeer ayaa loo soo bandhigay inee Bollywoodka soo gasho sido kalena aflaamta atirisho ka noqoto ayadoo dalabaadyo kala duwan ka heshay dhanka filmsameyaalka.

Balse xidigtaan ayaa had iyo jeer saxaafada marka ay arinkaas weydiyaan u sheegta in ay hader waxbarashadeda qabyada ah ku mashquulsantahay balse markee wax barato kadib ay macquul tahay inee Bollywoodka timaado.

Hader se waxaa sii badanayaan Filmsameyaalka lasoo xiriirayan xidigtaan maadama  Fashion kala nooc ah ay sameyneso sido kalena indhaha dadka soo jiitaan sawiradas had iyo jeer.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Laga Soo Bandhigay Mss World Manushi Chhillar:

Manushi-3

Manushi

Manushi-1

Manushi-2