Home » Wararka Maanta » Sawiro U Gaar Ah Lamaanyaasha Laysugu Tala-Galay Ee Riteish Dushmukh Iyo Genelia

Sawiro U Gaar Ah Lamaanyaasha Laysugu Tala-Galay Ee Riteish Dushmukh Iyo Genelia

Riteish Iyo Genelia Waxa Lagu Tilmaama Lamaanayaasha Ugu Quruxda Badan Uguna Soo Jiidashada Badan Gudaha Bollywood-Ka Riteish Iyo Genelia Waa Kuwa Si Weyn Isugu Faraxsan

Iyagoo Mar Walba Farxadooda La Wadaagaan Dadka Iyagoo Is Guursadayn Sanadkii 2012 Waxaana Hadda Labadan Lamaane U Jooga Labo Wiil Oo Aad Qurux Badan

Ayagoo Dhexda Kaga Jiraan Nolol Dagan Oo Aad U Wacan Riteish Iyo Genelia Ayaa Mar Dhow U Dabaal-Dagayaan Sanad Guurada Arooskooda Oo Ay Ku Beegan Tahay 20 October Haddabe Waxan Ku Haya Sawiro U Gaar Ah Lamaanayaashan Is Doortay

Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawirada Labadan Lamaane