SAWIRO; Waa kan shactiroolaha ugu weyn Turkiga maanta wajigiisa oo kaliya baa qosolka kaa dhameyn doono.

0
943

Shactiroolaha Turkiga ee Toygan Avanoglu qeybna ka ah taxanaha Comeydiga ee Kuzey Yildizi waa shactiroole taxana ama filimka uu ku jiro marnaba laga caajisi doonin qosolkana kaa dhameyn doono.

Toygan oo caan ku ah magaca Safer oo uu ku jilayo taxanaha Kuzey Yildizi ayaa sidoo kalana horay uga soo muuqday taxanayaal badan oo uu kamid yahay taxanaha kale ee Comeydga misna lagu magacaabo Kuzey Koylu kaasoo soo bazay 2015tii.

Toygan ayaana wuxuu caan ku yahay hadaladiisa qosolka badan marka laga soo tago sida funnyga ah ee uu ilbiriqsi gudahooda u badali karo dareenka wajigiisa xitaa hadaadan fahmin waxa uu ku hadlaayo dareenka wajigiisa kaliya ayaa qosolka kaa dhameyn doono.

Halkaan hoose ka arag sawiradiisa;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here