SAWIRO; Wali ma aragtay atariishada Hande Ercel oo xiran dharka dabaasha ee Bikiniga??

0
663

Atariishada Hande Ercel oo maanta ah atariishada ugu horeyso uguna shacbiyada balaaran Turkey waxay soo martay wado iyo dadaal dheer si ay heerkaan u gaarto.

Hadaba akhristow wali ma aragtay atariishadaan oo xiran dharka dabaasha ee loo yaqaano Bikiniga? Horay ayay u dhacday in iyadoo xiran sawiro laga qaado xili ay fasax ku qaadaneysay mid kamid ah xeebaha Turkey.

Halkaan hoose ka arag;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here