SAWIRO; Waxay u muuqdaan 30 jiro balse waxay kala sheegteen 15 jir iyo 16 jir ayagoona ku kala guuleystay Miss Model iyo Best Model

0
1125

Ceyda Toyran iyo Melissa Emrak waa labo gabdhood oo Turkish ah kuwaasoo ku kala guuleystay Best Model iyo Miss Model.

Melissa Emrak oo 15 jir ah waxay ku guuleysatay Best Model of Turkey halka Ceyda Toyran oo 16 jir ah ayadana ku guuleysatay Miss Model, balse waxaa la yaab noqotay da’da ay sheegteen iyo muuqaalkooda sida uu u kala duwanyahay.

Hadaba halkaan ka daawo sawiradooda makula tahay in dood laga keeni karo?

Tani waa Mellisa;

Tani waa Ceyda;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here