John Abraham ayaa hada bilaabay duubista filimkiisa xiga ee ee ‘Satyameva Jayate 2’ oo uu Director ka yahay Milap Zaveri . 

iyadoo maalintii shalay ee Talaada laga soo bandhig sawir xili uu duubayay muuqaal qaas ah oo kaaso ma mid ah qaybaha filimka. 

Sawirada waxaa laga arkayaa jilaaga oo xiran shaati oranji ah iyo maro cad . Jilaaga ayaa sidoo kale aad isku dhisay inta uusan bilaabin duubista filimkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here