Sayyesha Saigal Oo Mashruuceda Xiga La Sameyn Doonto Super Star Suriya!!

Sayyesha waa atirisho fanka kucusub kaliyana waxay sameysay labo film oo kala ah Shivaay oo ay kusoo caan baxday lana waday Ajay Devgan iyo Vanamagan oo ay la jishay Jilaaga caanka ah Jayam Ravi.

Hadaba atirishadan ayaa mashruuceda xiga la sameyn doonto atooraha Suriya waana film uu Director ka noqon doono KV Anand sido kalena atirisho kowaad ka tahay Sayyesha.

Filmkaan ayaa goor dhow duubis lagu bilaawi doona waxaana la filaa in dhamaadka sanadkaan ama bilawga sanadka dambe la daawado  balse taagerayaasha ad aye ugu farxeen maadama Sayyesha oo ah atiriso soo jiidasho leh Surya shaashada jaceyl kula wadaagi doonta markii kowaad.