20 Sep waxaa tiyaatarada la saaray Filimka dagaal ah ee fariintiisa Gangster-nimada tahay ee Gaddalakonda Ganesh (Valmakik) waxaana hogaamiye ka ah Varun Tej halka Pooja Hegde atiriisho ka tahay.

Mashruucan ayaa Seddexdiisa maalmood ugu horeysay ganacsi adag sameeyay waxuuna keenay kudhowaad 25 Crore waana ganacsi wacan oo saadaal u ah in Filimkaan meel fiican hiigsan doono.

Andharaz Nizaam, iyo meelo kale ayui ganacsi adag ka sa sameeyay seddexda maalmood ugu horeysay wadarta guudna dal iyo dibad seddexdiisa maalmood ugu horeysay waxuu keenay 24.2 Crore ( Trade Figure) inkastoo kooxa kale ee Producer Figure-ka wax ku cabiraan sheegeen inuu 25 Crore keenay.

Kooxda cajaladaha qeybiyaan durba waxay ka heleen sami dhan 15.25 Crore hubaal ahaan todobaadkiisa kowaad ayuu a msshruucan Hit ku noqon doona hadii uu joogteeyo sare ukacan heerka sare ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here