Shirkada weyn Yash Raj Films atoore kasto oo Bollywood-ka ka tirsan ayaa ku riyoodo inuu la shaqeeyo waana shirkad uu horey u maamuli jiray ruug cadaa Yash Chopra haatana waxaa madax ka ah Yash wiilkiisa Aditya Chopra.

Filimka Tiger Zinda Hai waa mashruuca sedexaad ee uu Salman Khan u sameeyo waxaana la daawawaday 22 December 2017.

Ka hor TZH tiyaatarada aan dib u fiirino Shah Rukh Khan, Salman Khan iyo Aamir Khan filimada ay Yash Raj Films u sameeyeen:

Shah Rukh Khan:
1. Darr – BLOCKBUSTER
2. Dilwale dulhania le jayenge – All Time Blockbuster
3. Dil to pagal hai – BLOCKBUSTER
4. Mohabbatein – BLOCKBUSTER
5. Veer zaara – SUPER HIT
6. Chak de india – SUPER HIT
7. Rab ne bana di jodi – BLOCKBUSTER
8. Jab tak hai jaan – HIT
9. Fan – FLOP

Aamir Khan:
1. Fanaa – SUPER HIT
2. Dhoom 3 – All Time Blockbuster3. Thugs of Hinduston-

Salman Khan:1. Ek tha tiger – BLOCKBUSTER2. Sultan – BLOCKBUSTER3. Tiger Zinda Hai – BLOCKBUSTER

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here