Shaahid kapoor oo aabihiis shaashada kuwajihi doono iyo diyaar garowga xidiga

0
848

Shahid kapoor oo dhawaanahaan lagu arkin baraha bulshada ayaa lawadaagay taageerayaashiisa diyaar garowga uu kujiro

Jacelowgi hore kareena kapoor ayaa dhawaanahaan uweecday aflaamta inuu ugasoo muuqdo jir diyaarsan.maadaama Xanibaad ee kajirtay aduunka waxuu sameenayay Jimicsi guriga ah isagoo lawadaagay taageerayaashiisa sawirka baaskiil uusoo iibsaday



walow lagabaxay haatan Xiliga xanibaada hadana wali taxadar ayuu kujiraa shaahid .badanaa aktarada bollywoodka shaqadooda ayee kulaabteyn

dhanka shaqada, Shahid Kapoor waxaa markii ugu dambeysay lagu arkay ‘Kabir Singh’. Wuxuu shaashad ku muujiyay geesinimo Horay aana loogu arag isagoo layimid wiji cusub iyo jiliin aana loogabaray .daawadayaasha ayuu kahelay falcelin aan xadidneyn taasoo dib usoo nooleesay rajadiisa filimada. Marka xigta, waxuu samee doonaa filmka ‘Jersey’, oo ah dib u habeyn filim Telugu ah.

Filimkan waxaa lagu arki doonaa Shahid oo aabihiis la wadaagaya shaashadda. Isagoo ka hadlaya isla qodobkaan Twitter-ka, jilaaga ayaa yiri, “Weli waan ka baqayaa inaan la wadaago shaashada.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here