Xidigaha kala ah Prabhas iyo Rana Daggubti waxay wada sameyeen filimka weyn ee Baahubali labadiisa qeybood kaaso ay labadoda kala jileen atoore iyo laadar.

intaa kadib labada qeyb ee filimkaani waxaa laadar weyn ka aha Rana halka Prabhas asna kayahay atooraha filimka waana wada aragnay wacdaraha ay ka dhigeyn labada qeyboodba.

Rana waa geesi aan ka yareesan Prabhas weyna adagtahay sida looga guulesto sababto ah laadarka noocan ookale ah dheel dheel laguma dilo hadaan shekada labadalin.

markaad fiiriso muuqal ahaan waa nin dhisan misane joog leh aadna looga heybesto aad ayena cadow isugu yihiin filimkaani, balse taas waxaa kadaran in labadani ay saaxiibo aad isugu dhow yihiin hada nolosha caadiga ha.

waa kuwa waqtiga isla qaata intabadan Prabhas asigoo kahadlaya saaxibtinimadoda wuxu yiri,” ka hor inta aanan duubin jadwalka koowaad ee filimka Baahubali aniga iyo Rana waxaan kulanay tiro sedex jeer ah.

“Aadba isku baranay kadib markaa dhamenay jadwalka koowad waxaan noqonay labo aad usaaxiib ah oo waqtiga wada qaata heer uu mudane Raja nagu qeyliyo waqtiyada qaar markaan kadib dhacno duubista.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here