Pati Patni Aur Woh waa HIT dhameestiran sida subaxan shabakada Box-office-ka India ku dhawaaqday kadib markuu jimcadiisa labaad soo xareeyay 2.75 Crore ilaa 3 Crore lacago udhaxeyaan waxuuna hoos udhacay 20 ilaa 25% marka lala bar bardhigo Khamiistii.

Filimkaan Hit ma noqon laheen sida BOI sheegtay haduusan shalay sifiican isku celin laheen ama 2 Crore ka hoos mari lahaa ganacsigiisa waxayna ahed maalin jimco ah sido kalena jimcadiisa labaad ayee ahed dhanka kale sababta faaido ugu jirtay inuu ganacsigaas adag shalay sameeyo ayaa ah in fursada ku yartahay oo fodobaadkiisa seddexaad iyo kan afaraadba tiyaatarada aflaam waaweyn ayaa la wareegayaan.

Shalay oo jimco ahed hadii 3 Crore kudhowaad uu keenay maanta iyo beri si weyn ayuu ukici doonaa wanaa sababta BOI HITugu dhawaaqday filimkaan saas eetahay ma gaari doono cimri ahaantiisa ganacsiga filimka Luka Chuppi laakiin 75 Crore inuu ku dhowan doono waa la filaa.

Hoos kaga bogo ganacsiga Pati Patni Aur Woh mudo 8 maalmood ah oo BOI soo daabacday Kartik Aryan iyo kooxda filimkaan farxad uma dhina:

Jimco: 8.50 Crore

Sabti: 11.50 Crore

Axad: 13.50 Cror

Isniin: 5.25 Crore

Talaado: 4.75 Crore

Arbaco: 4 Crore

Khamiis: 3.75 Crore

Wadarta Guud: 51.25 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here