Shabakada Box Office India oo soo daabacday filimada guusha dhex dhexaadka gaaray ee Average-ga noqday 2019kii.

0
717

Waxaan horay idiin kula wadaagnay filimada sanadkii hore ee 2019ka soo baxeen kuwaasoo guulaha gaareen waxayna kala yihiin 19 filim oo Hit dhameystiran noqdeen .

Super Blockbuster 1 filim.
Blockbuster 2 filim.
Super Hit 6 filim.
Hit 10 filim.

Sidoo kale 3 filim ayaa Semi Hit noqdeen mana aysan gaarin darajada Hit dhameystiran balse waa ku dhawaadeen.

Haatana halkaan hoose kaga bogo filimada guusha dhex dhexaadka gaaray ee Average-ga noqday iyo midkasta saamiga ay kooxda cajaladaha ka heleen;

Average

  1. Manikarnka: The Queen Of Jhansi (43 crore)
  2. The Accidental Prime Minister (11.25 crore)
  3. The Tashkent Files (5.50 crore)

Tan ayaa wadarta guud ee filimada Bollywoodka u guuleysteen sanadkii hore ka dhigeyso 25 filim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here