Waxaan maanta saadaalinay abaal marinta caanka ah ee Filimfare Awards 2020 taaso 15 Feb la qaban doono xafladeeda caanka ah walina si rasmi ah looma soo daabicin tartamayaasha abaal marintaan wali waxaa socoto codeyn.

Hadaba shabakada IMDB-Rating ayaa soo daabacday maqaal ay ku saadaalineyso tartamayaasha Filimfare sanadkaan sido kalena guuleystayaasha wey saadaliyen cida noqon doonto.

Waa shabakada IMDB oo saadaal bixineysa ee ma ahan ee ma ahan wax rasmi ah oo Filimfare soo bandhigeen hadaba aan isla ogaano sidee wax u saadaaliyeen hoos kaga bogo:

Best Actor: waxay u saadaaliyeen xidigahan inee ku tartami doonaan iyo midka guuleysan doono.

Akshay Kumar-Kesari (Winner)

Ranver Singh-Gully Boy

Vicky Kaushal-Uri

Hrithik Roshan-Super 30

Ayushmann Khurrana-Article 15/Dream Girl.

Best Actress: atiriishooyinka ayee usaadaaliyeen inee u tartami doonaan iyo mida guuleysaneyso.

Vidya Balan-Mission Mangal (Winner)

Richa Chada-Section 375

Alia Bhatt-Gully Boy

Kangana Ranaut-Manikarnika

Taapsee Pannu-Badla

Best Filim: Filimadan ayee u saadaaliyeen iyo midka guuleysan doono.

Uri-The Surgical Strike (Winner)

Gully Boy

Mission Mangal

Article 15

Chhichhore

Kesari

Best Director: xidigahan ayee u saadaliyeen iyo guuleystaha.

Zoya Akhtar-Gully Boy (Winner)

Aditya Dhar-Uri

Anubhav Sinha-Article 15

Nitesh Tiwari-Chhichhore

Jagan Shakti-Mission Mangal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here