Atiriishadoi bari samaadkii Shaukat Azmi oo ah hooyada dhashay atiriishada caanka ah ee lawada yaqaano Shabana Azmi ayaa geeriyotay maalintii shalay ahed ee jimcada qoyskan waxay ahayen muslimiin duqdan ayaa xunuunsaned in mudo ah maadama da’ ay ahed.

93 sano ayee ku geeriyotay wadno xanuu iyo xanuuno kale oo hayeen aawged waxay kamid ahed atiriishooyinkii bari samaadkii caanka ahaayen seygeeda waxaa ladhihi jiray Baba Azmi waana Shabana Azmi aabahed 2002 ayuu geeriyooday asna.

Shabana Azmi's mom veteran actor Shaukat Azmi passes away; celebs offer condolences

Dhanka kale duqdaan waxaa in mudo ah soo daryeeleysay gabadheeda Shabana Azmi ugu dambeyn shalay jimco galinkii dambe ayee geeriyootay waxaana geerideda xaqiijiyay halyee Javed Akhtar waxuu baraha bulshada kusoo qoray qoraalkan.

“Waxay ahed 93 jir mudo dheer kasoo shaqeyneysay fanka hindiya isbitaal ayaa la dhigay maadsma da’ ay ahed xanuunba xanuunka ka dambeya ayaa qabanaayey ugu dambeyn wey geeriyootay waxaan u tacsiyoonaya ehelkeeda oo shabana Azmi u horeyso marnaba ma ilaawi doono maamo Shaukat Azmi.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here