maalintii shalay waxaa magaalada Mumbai ka dhacay lagu maamusaayay jilaaga lagu tilmaamo kan ugu jiliinka wanaagsan Bollywoodka cid kale maahan waa Manoj Bajpayee kaaso soomaalida u taqaano dooro dooro

Manoj waa sax isaga si qaas ah waxaa looga dhex-sooca aktarada kale ee Bollywoodka maadaama isaga uu awood leeyahay inuu si wanaagsan ugu soo baxo door waliba

waxaanaa midaas ka kaliftay in jilaaga shactiroolaha ah ee Sunil Grover inuu lugaha ka qabsado Manoj maadaama uu u yahay taageero uu ku dhinto

Sunil Grover ayaa ka mid ahaa martida lagu casuumo xaflada Manoj laakiin dadka waxaa ma yaabiyay ficilka Sunil Grover kaaso u jilib-jabsaday Manoj isagoona masraxa ka sheegay inuu taageero weyn u yahay

fadlan hoos ka daawo isagoo Video ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here