Home » Nolosha Jilaayaasha » Shah Rukh-AbRam, Kareena-Taimur, Aishwarya-Aaradhya Iyo Jilayaal Kale Oo Waqti La Qaadanayaan Caruurtoda (+Sawiro)

Shah Rukh-AbRam, Kareena-Taimur, Aishwarya-Aaradhya Iyo Jilayaal Kale Oo Waqti La Qaadanayaan Caruurtoda (+Sawiro)

Waxaa lasoo bandhigay sawiro dhowr ah kuwaaso laga qabtay jilayaasha waalidiinta ah ee Bollywoodka ku dhexjiraan ayago waqti la qaadanayaan caruurta ay dhaleen.

Waa xiliyo kala duwan oo ay caruurtoda gacmaha heestan misane dhex mushaaxayaan magaalka Mumbai liiska xidigaha kujira waxaa kamid ah Kareena Kapoor, Shah Rukh Khan, Aishwarya Rai iyo kuwa kale oo badan.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Jilayaasha Waalidiinta Ah Ee Waqti La Qaadanayaan Caruurtoda:

Kareena Kapoor Iyo Wiilkeda Taimur:

Capture

Mira Rajput (Xaaska Shahid Kapoor) iyo Gabadheda Misha:

misha-kapoor-clicked-with-mommy-mira-rajput-201801-1142658

Abhishek Bachcha-Aishwarya Rai Bachchan Iyo Gabadhooda Aaradhya:

abhishek-bachchan-with-aishwarya-and-aaradhya-1

Shah Rukh Khan iyo Wiilkisa Abram:

shah-rukh-khan-abram-240318

Akshay Kumar Iyo Gabadhisa Nitara:

Akshay-Kumar-12282016-600x535

Twinkle Khanna iyo Gabadheda Nitara:

Twinkle

Kiran Roa iyo Aamir Khan wiilkoda Azad:

text-4146-AamirKhanSpottedAzad

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *