Shah Rukh Khan Boqorka Jaceylka Iyo Heeskisa Calaacalka Kal Ho Na Ho Oo Turjuman Ka Bogo (+Video)

Waxaan dib u bilaawnay barnaamijkii turjumida heesaha caawana waxaa miiska inoo saaran heeska Kal Ho Na Ho ee Calaacalka ah waadna ka bogan doontaan iyadoo turjuman inkastoo aan horey qeyb kaga hadalnay heeskan.

Heeskan oo kujirta filimka Kal Ho Na Ho ee wada jilayaan shahrukh khan saif ali khan iyo waliba pretty zinta Heeska waxaa kuluuqeynaya fanaanka codka halaasiga ah leh ee Soonu Nigham waxaana heeska jilaya Super Star Sharukh khan.

Waakan heeska oo miraheeda aan kusoo qornay luuqadeena hooyo afka soomaaliga.

Miraha koowaad:

Har ghadi badal raha hai rooba zindagi: Xiliwalba nolosha, nolosha wey isbedeshaa

Chaav hai kabhi hai dhoop zindagi: Mararka qaar qoraxda waxaa kudahaaradesan daruuryo hoos ah.

Harbal yahaan jee bhar jiyo jo hai sama, kal Ho Na Ho: Kunoolow xiliwalbe nolo buuxdo xiligaas nolosha fiicantahyna bari ineesan kuusoolaaban aya macqul ah (manta iyo bari iskumid ma aha).

Miraha labaad:

Chaahe jo tumhe poore dil se: Qofka sida dhabta ah kuu jecel (qalbiga kaa jecel)

Milta hai woh mushkil se: Aadbe udhibadantahay qofkaas inaa lakulanto (qalbiga kajecel).

Aisa jo koi kahin hai: Hadii ay jirto qofkale oo sidaado kale ah meelkale joogto.

Bas vahin sabse hasin hai: Aayna aad uquruxbadantahy qoftaas ( oo mesha kale jogto)

Uss haathu ko tum thaamu lo: Gacanta waad kudhigi kartaa (gabadhaas qurxan)

Who mehrobaan  kal ho na ho: Hadad gacanta kudhigi weyso bari ma arkeysid (daahana hortii dafana joogo).

Miraha sadeexad:

Palko ke leka saaye, paas koi jo aaye: Indhahaada hortood marke timado(gabar qurxan).

Lakh sambhalo paagal dil ko, dil dhadhke hai jaaye: Xajji oo haay qalbigada waalnay wuu garacmaaye (gabadha qurxan marku arko).

Par sochlo iss pal hai jo: Laakin xususnow xiligan(qalbiga garacmaayo).

Who dastan kal ho na ho: Sheekadana bari ineesan soo labana macquul ah, Kal HO Na Ho (manta iyo bari iskumid ma aha).

Har ghadi badal raha hai rooba zindagi: Xiliwalba nolosha, nolosha wey isbedeshaa

Chaav hai kabhi hai dhoop zindagi: Mararka qaar qoraxda waxaa kudahaaradesan daruuryo hoos ah.

Harbal yahaan jee bhar jiyo jo hai sama, kal Ho Na Ho: Kunoolow xiliwalbe nolo buuxdo xiligaas nolosha fiicantahyna bari ineesan kuusoolaaban aya macqul ah (manta iyo bari iskumid ma aha).

Dhamaad..

Halkaan hoose ka daawo heeska oo muuqaal ah:

 

 

 

 

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*