Home » Nolosha Jilaayaasha » Shah Rukh Khan Ciidan Lama Fal Gali Doono Taagerayaashisa Aqal Mannat Imaanayan!!

Shah Rukh Khan Ciidan Lama Fal Gali Doono Taagerayaashisa Aqal Mannat Imaanayan!!

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waxaa sanad walba caado u ahed inuu taagerayashisa la falgalo ayagoo xilig ciida soo buux dhaafiyaan aqalkisa Mannat hortiisa.

Waliba xiliga dhalashadiisa xitaa wey yimaadan waxuuna sanadadii dambe horey usoo wadan jiray wiilkiisa yar ee Abram kaaso ay si wadajir ah halkaas oga salaami jireen taagerayasha.

Balse sanadkaan SRK farxada ciida taagerayasha kalama qeyb qaadan doono aqalkiisa maadama uu Marekanka ku maqanyahay halkaas oo uu kuduubayo filmkiisa Zero.

Sidaa awged farxada ciida awgede waxuu maanta soo bandhigay goos gooska filmkiisa Zero ee kooban isagoo taagerayasha saxaafada la socodsiiyay in uu duubista filmkiisa ku maqnaan doono sidaasna taagerayasha aqbaartas loogu gudbinaayo….

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *