Ma ahan wax la inkiri karo Shah Rukh Khan gabadhiisa Suhana Khan inee tahay gabar aad u qurux badan waa gabar inaba aan caadi aheyn waana boqorada guriga reer Shah Rukh Khan.

Hadaba waxaa la isku keenay labo sawir oo kala duwan kuwaaso labo waqti kala ahaa waana Sawiro ay Suhana aad u shidantahay adiga uun kala dooro midka shidan ama midka ay saaid kula qurxontahay.

mid kale saxaafada gabadhaan maba arki karaan hadee arkaan sawiro ayee ka qaatan xitaa mararka qaar wadada ayeeba udiidaan oo wey hareereeyaan.

Fadlan Halkaan Hoose Ka Daawo 2 Sawir ee Kala Duwan Kuwaas Oo Ay Gashay Suhana Khan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here