Home » Nolosha Jilaayaasha » Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan, Salman Khan: Waa Kuma Atooraha Sanadkaan 2017 Ugu Wanaagsan (Best Actor)

Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan, Salman Khan: Waa Kuma Atooraha Sanadkaan 2017 Ugu Wanaagsan (Best Actor)

Sanadkaan in kastoo Bollywoodka sanad wanaagsan u aheyn maadama qasaaraha badneyd sidaa awged dhanka jiliinka ma xumeyn.

Oo waxaan aragnay xidigo badan kuwaaso qaab jiliin cajiiib ah la yimaadeyn, sidaa awged shabakada Bollywoodlife ayaa saadaalin sameysay.

Waxayna soo xushay qaar kamid ah atoorayaasha Bollywoodka ee sanadkaan la yimaadeyn bandhiga cajiibka ah.

SRK ayaa ugu horeya wuxuuna sanadkaan la yimid filimka Raees kaaso uu bandhig ahaan aad ugu baxsaday amaana kuhelay sido kale Hritik Roshan doorkisa camoolanimo waa mid heer sare ah.

Akshay Kumar ayaa dadka kaga yaabsaday labadiisa door ee uu labada filim Jolly LLB2 iyo Toilet:Ek Prem Katha uu kujilay.

Sido kale Salman Khan iyo Varun dhawan ayaa liiskaan soo galeen ayagoo aflaamta kala ah Tubelight iyo Badrinath Ki Dulhania kaga yaabsaden taagerayaasha.

Ugu dambeyn atooraha doorwalba sameyn kara ee Rajkumar Rao ayaa ugu tartamaya saadalintaan filimkiisa Newton ee la daawaday dhawaan.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Xidigaha Sanadkaan la Saadaaliyay Inee Utartami Doonaan Atooraha Ugu Wanaagsan Bollywoodka.

Shah Rukh Khan for Raees:

Hrithik Roshan for Kaabil:

Varun Dhawan for Badrinath Ki Dulhania:

Salman Khan for Tubelight:

Akshay Kumar for Toilet: Ek Prem Katha:

Rajkummar Rao for Newton:

Hadaba yaad isleedahay wuu uqalmaa inuu noqdo atooraha sanadkaan 2017 ugu wanaagsan xidigahan lasoo xulay si saadaalin ahaan ah u codeey.

Shah Rukh Khan

Hritik Roshan

Salman Khan

Varun Dhawan

Akshay kumar

Rajkumar Rao

 

 

 

10 Responses to Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan, Salman Khan: Waa Kuma Atooraha Sanadkaan 2017 Ugu Wanaagsan (Best Actor)

  1. HR Reply

    December 2, 2017 at 1:15 pm

    anigu wxaan hubaa labada nin ee bandhigii ugu fiican sameeyay inay yihiin Hrithik roshan iyo rajkumar rao , hrithik roshan cid kaga haboon ma jirto hadii hrithik laga soo tagana rajkumar rao cid ka bandhig wanaagsanyd ma jirin

  2. Hanadaawi Roshan Reply

    December 2, 2017 at 1:17 pm

    aktarka uqlma sndkan waa HRITHIK ROSHAN

    GUUUL viva HRITHIK

  3. Qorane Reply

    December 2, 2017 at 2:18 pm

    Varunbdhaean ayannu codeeyay

  4. Qorane Reply

    December 2, 2017 at 2:19 pm

    Varun dhawan ayan siiyay codkayga

  5. Abdale Ahmed Kulumbo Reply

    December 2, 2017 at 2:50 pm

    Runti bandhiga Hrithik roshan ayaa ugu cajiib sana, hadi laga yimado qof walba cidu taagero, Qiiro, iyo bandhig wacan aan hore looga arag blywoodka

  6. Abdirahman fan Reply

    December 2, 2017 at 3:32 pm

    srk ayaa uqalmo awalmarinta
    wayo wax cajiiba ayuku so
    bandhgye ra ees anga waxan ku
    ogaa jcl lkn dhankzto wuku fcnyhye

  7. djleee Reply

    December 2, 2017 at 5:02 pm

    hirithik roshan ayaa u qlama in lasiiyo sababtoo ah doorka camoolanimada jilaaga kabaxsaday waa jilaa jilaa katagay

  8. caAbdirahmaan abdulaahi Reply

    December 2, 2017 at 5:34 pm

    waxaa u qalmo sanadkaa inuu ku guulaysto actarka sanadka hrithik roshan

  9. Yaya Reply

    December 2, 2017 at 5:48 pm

    Xaqiiqada ayaa ah inuu abaal marin walbo oo sanadkan la Bixiyo inuu uqalmo D’a yarka Rajkumar Rao amaan waxaa ugu filan in Filimkiisa Netwon loo dortay inuu abaal marinta oscar india umatalo Walow anan tageero u ahayn balse ma ahan shaqsi qaab jilinkiisa Laxaqiro karo Akshay kumar oon tageero u ahayna Nasiib wacan ayaan urajaynaya

  10. Abdikatir mohamed abdi Reply

    December 3, 2017 at 1:36 am

    Walahi sanadkaan caadi mahin waxa kuguuleysankaro oon hubaa laba aktar midkood un.
    Mid waa raajkumar oo newton wata mid kle wa hrithik roshan oo isna wata filmkisa cajiibka ahaa ee Kaabil runtii kan abaalmarino farabadan ayu kuqadan doon aktarkaan sidan filaayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *