marka aan kugu soo hadal qaado laadariinta bollywoodka waxaa maskaxdaada ka guuxaya doorarkii caanka ah kaaso ay ka mid yihiin gabbar singh (sholay ) , mogambo ( mr. india ) , shakaal ( shaan) iyo kuwa kale oo badan

doorka xumaanta waxaa jira aktaro ku caan baxay oo doorkaas loogu bartay sida amrish puri , amjad khan , sadavish amrapurkar, paresh rawal , danny denzongpa , gulshan grover

laakiin dhawaanahan bollywoodka waxa ay bilaabayn inay meesha ka bixiyeen aktarada ku caan baxay doorka laadariinta iyagoo doorkaas loo dhiibay qaar ka mid ah atoorayaasha filimka hogaamin jireen si meesha looga saaro shaqsi dadka mar walba dadka cabsi geliya

waxaa jira aktaro sameeyay  doorar caan ah ee xumaanta kaaso ka caansan  ilaa hadda ah mid ka caansan doorarkooda kale sida shactirada ama super hero waxaa liiskan ku jira aktarka shah rukh khan marka hadii lasoo qaato doorarka shah rukh khan ugu caansan

waxaa kaalinta kowaad soo galaya doorkiisa aflaamta kala ah Baazigar iyo darr kuwaaso ah kuwa ka caansan doorkiisa kale sida jaceylka ama shactirada ashutosh rana doorarkii xumaanta ah sida lajja shankar ( sangarsh ) iyo gokul pandey ( dushman )

Naseerudiin  shah doorkiisa xumaanta ee gulfaam hassan filimkii sarfrossh

Shah rukh khan doorarkiisa rahul mehra  ( darr), Ajay sharma ( Baazigar ) iyo Vijay agnihotri ( Anjaam)

Kajol doorkeeda caanka ah ee isha diwan filimka (Gupt)

boqorka laadarka Ajay devgan doorarkiisa xumaanta tarang bharadwaj ( Deewangee ) yashwant angre ( khaakhee)

Saif ali khan doorkiisa xumaanta langda tyagi filimka ( omkara)

Priyanka chopra doorkeeda Mrs Sonia Roy filimka ( aitraaz)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here