Waxaa lagu dhawaaqay si rasmi ah 500 qof ee dunida ugu muhiimsan sanadkaan 2019 kuwaaso waxqabadkooda hore lagu qiimeyay sida ay wax badan ugu soo kordhiyeen xirfadooda iyo waxaay ka shaqeynayeen.

Marka laga hadlo dalka India shaqsiyaad badan ayaa liiskan kasoo muuqdeen dadkii India udhashteen ee kamidka noqdee 500 qofood 10 kamid ah fanka hindiya ayee katirsan yihiin.

Ganacsadaha caanka ah ee hadana ragga ugu hodonsan kamid ah ee Mukesh Ambani ayaa kamid ah shaqsiyaadka ugu muhiimsan India na kasoo jeedan sido kale Shah Rukh Khan iyo Aamir Khan ayaa liiskan soo galeen waliba dhanka India 10-ka ugu horeyaan kasoo muuqdeen.

Shah Rukh Khan, Aamir Khan among 10 Indians in Variety's 500 Most Important People

SRK waxaa la sheegay inuu seddex jeer oo kala duwan ku guulestay hada kahor abaal marinada ugu waaweyn ee qaarada yurub laga bixiyo misane loogu magac daray “atooraha yurub ugu caansan” inaba caadi ma ahan shabakadah Magasine warkaan ay shaaca ka qaadeen.

Shaqsiyaadka India kasoo jeeda ee liiskan sido kale kasoo muuqdeen waxaa kamid ah Aditya Chopra (ninka leh shirkada Yash Raj Filims), Ekta Kapoor, Aditya Roy Kapur, Ronnie Scrrewla iyo kuwa kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here