Home » Nolosha Jilaayaasha » Shah Rukh Khan Iyo Gabadhiisa Suhana Khan Oo Ka Qeyb Galeen Xaflada School-ka Abram (+Sawiro)

Shah Rukh Khan Iyo Gabadhiisa Suhana Khan Oo Ka Qeyb Galeen Xaflada School-ka Abram (+Sawiro)

King of Bollywoodka Aka Shah Rukh Khan ayaa ka qeyb galay xaflad loodhigay Abram iskuulka uu dhigto taaso sanadla ah ama sanad walba la qabto.

Abram waa wiilka uu dhalay SRK sidaa awged SRK ayaa ka qeyb galay xafladaan waxaana kuwehelisay gabadhiisa quruxda badan ee Suhana Khan taaso la filaayo inee Bollywoodka mustaqbalka dhow imaan doonto.

SRK iyo gabadhiisa ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay kasoo laabteen ama ka soo baxeen goobta iskuulka xaflada ka dhaceysay ayagoona xaafadooda ku wajahan.

Dhanka shaqada SRK ayaa kasoo muuqan doona sanadka dambe filmka Anand L Rai iska leeyahay kaaso uu SRK kumatalaayo ninka gaaban waxaana la daawan doona ciida masiixiga sanadka dambe.

Halkaan Ka Daawo Sawirada SRK iyo Gabadhiisa Suhana Khan:

Shahrukh-&-Suhana-Khan-(1)

Shahrukh-&-Suhana-Khan-(2)

Shahrukh-&-Suhana-Khan-(3)

Shahrukh-&-Suhana-Khan-(4)

Shahrukh-&-Suhana-Khan-(5)

Shahrukh-&-Suhana-Khan-(6)