Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan iyo xaaskisa Gauri Khan waa kuwa kamid ah lamaanayaasha Bollywoodka loogu jecelyahay.

Xidigaan ayaa xaaskisa had iyo jeer jaceyl xad dhaaf ah u muujiya xitaa hadee goobo dadka isugu yimaadan ay kusuganyihiin.

Waana Sababta ay Gauri hada kahor uturi kama daalo sheekada SRK xili walbo hadii xitaa aan xanaaqsana hadu mar ila hadlo anoo qoslaayo ayaan is arkaa.

Hadaba Gauri ayaa maanta barteeda Twitterka soo dhigtay sawirkaan xasuusta mudan kaaso uu SRK si kalgaceyl ah u heysto xaaskiisa.

Sawir xasuus ku ah dhanka Gauri maadama ay baraha bulshada soodhigtay taasona cadeyn u ah in lamaanahan aad iyo aad isku jecelyihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here