Home » Nolosha Jilaayaasha » Shah Rukh Khan Iyo Gulshan Grover Oo Shuminayaan Aamir Khan Xili Uu Dhar Dumar Sito!!

Shah Rukh Khan Iyo Gulshan Grover Oo Shuminayaan Aamir Khan Xili Uu Dhar Dumar Sito!!

Baraha bulshada ayaa looga maadeysanayaa shactiro ay sameyeen xidigaha Bollywoodka ee kala ah Aamir Khan, SRK iyo Gulshan Grover bartamihii 90-kii ayadoo maanta dib loo soo dhigay sawirkaan.

Aamir Khan ayaa ku labisan dhar dumar sido kalena qaab dumar iska dhigay halka SRK iyo Gulshan Grover la kaftamaayan sido kalena shuminayaan sawirkaaso ah filmkii Baazi ee Aamir Khan sanadkii 1995 sameyay.

Aamir mashruucan askari Komaandos ah ayuu ku jilaa kaaso karti badan mid kamid ah muuqaladaas ayuuna dhar dumar iyo qaab dumar isku yeela si uu tuugada sirtooda u baaro si qaasa Paresh Rawal qorsho loo dagaayo waaye.

Hadaba SRK iyo Gulshan ayaa imaadeen goobta filmkaan lagu duubayey waxayna waqti la qaateen Aamir ayagoo sawiro la galay sawirkaana waxuu kamid noqday mid kamid ah sawiradooda xasuusta ah ayadoo maanta baraha bulshada lagu xusay.

Dhanka shaqada Aamir waxuu sanadkaan la imaan doona filmkiisa Thugs kaaso la daawan doono Diwali-ga halka SRK Zero la imaan doono kaaso la daawan doono Ciida Masiixiga..