Home » Box Office » Shah Rukh Khan Iyo Salman Kha Filmkoda Karan Arjun Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday!!

Shah Rukh Khan Iyo Salman Kha Filmkoda Karan Arjun Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday!!

Waxaa maanta oo kale 13 Jan 1995 la daawaday filmkii caanka ahaa ee Karan Arjun kaasi oo Blockbuster weyn noqday.

Filmkaan waxaa hogaamiyaal ka ahaayen Salman Khan iyo Shah Rukh Khan waana mid kamid ah aflaamtii ugu waaweyned ee 90kii Bollywoodka sameyaan.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Karan Arjun Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday:

Director: Rakesh Roshan

Jilaayaasha: Salman Khan, Shah Rukh Khan, Mumta Kulkarni, Kajol, Amrish Puri, Rakhee iyo kuwa kale

Xiliga la daawaday: 13 January 1995

Tiyaatarada laga daawaday: 250

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 80 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 2.24 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 4.28 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 6 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 25.28 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 287.67 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 42.06 croreTirada tikit u goosatay – 29-malyan 9, 13000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 15.71 Crore

Natiijadiisa: Blockbuster

Qiimeynta IMDB Rating – 6.9/10

 

2 Responses to Shah Rukh Khan Iyo Salman Kha Filmkoda Karan Arjun Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday!!

  1. abdi kaafi

    January 13, 2018 at 2:15 pm

    mahad sanidin filimside sxb Ali Aadan waxad ishektaa halki oo kudanbeyay aktarka Ashutosh Rana oo intabadan af laamta kagasomuqan jiray ladarnimo ama gashanle please isokudbiya koxtisa u gudanbesay nolol ama geri hado nolyahy hada filmada majilaa thanks

    • Ali Aadan

      January 13, 2018 at 2:34 pm

      sxb Ashutosh Rana wuu nool yahay sido kalena aflaamta wuu jilaa haderna aflaamta Koonfur India ayuu in badan kasoo muuqda sida Tamil iyo Telugu filmkisa xigana waa Udanchhoo kaaso sanadkaan la filaayo in la daawado waana film Bollywood ah