Shah Rukh Khan iyo Gauri Khan ayaa kamid ah lamaanayasha ugu caansan Bollywoodka. In kasta oo, dad badani ogyihiin in labadan lamaane ay ay si farxad leh u guursadeen kaa dib markii muddo wada socdayn

waxaana labadan lamaane lagu tilmaama kuwa ugu awoodda badan gudaha dalka india iyo caalamka laakiin waxaa dhawaan shaaca laga qaaday arin xiiso badan kaaso laga yaabo inaadan hore u ogayn kaaso ah inay dhigtayn sadex xaflad oo aroos ah

Sida ay sheegayaan wararka ka soo baxa shabakadda India Times lammaanaha ayaa marka hore is diiwaangeliyay guurka maxkamadda. Ka dib bishii Agoosto 26, 1991 waxay ay dhigtayn xaflad dhaqameed ama nikkah,

sababtoo ah waxaa midas lagu saleeyay Muslimnimada Shah Rukh Khan. Sababtoo ah guurkoodu wuxuu ahaa mid ka dhexeeya labo diin

markas ka dib SRK iyo Gaur waxay samaystayn xaflad sedexaad oo Hindu ah, taas oo labadoodaba ay si wadajir ah u dhigtayn waxaana Munaasabadaas ay dhacday 25-kii Oktoobar, 1991.

Shah Rukh iyo Gauri waxay hadda u joogaan seddex caruur ah, oo kala ah Aryan iyo AbRam iyo gabadha Suhana, kuwaas oo inta badan si weyn looga soo qaato baraha bulshada sida sawirradooda cajiibka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here