Home » Nolosha Jilaayaasha » Shah Rukh Khan, Madhuri Dixit, Katrina Kaif Iyo Xidigo Kale Oo Wacdaro Ka Dhigen Abaal Marinta Lux Golden Rose Awards 2017 (+Sawiro)

Shah Rukh Khan, Madhuri Dixit, Katrina Kaif Iyo Xidigo Kale Oo Wacdaro Ka Dhigen Abaal Marinta Lux Golden Rose Awards 2017 (+Sawiro)

Lux Golden Rose Award waa abaal marin taaso la gudoonsiyo Bollywoodka gabadha ugu quruxda badan sanad walba.

waana abaal marin u qaas ah Bollywoodka sidaa awged caawa ayaa la qabtay waxaana goobta kasoo qeyb galeen xidigo badan oo Bollywoodka katirsan kuwaso mesha shideen.

SRK ayaa hogaaminaayey xidigihii goobta yimid sido kale atiriishadii 90kii awooda kuhesatay Bollywoodka Madhuri Dixit ayaa sido kale kamid ahed dadkii mesha ugu shidnaa halka Katrina ayada indhaha laga qaadi waayey sida ay Style usoo saxday awged.

Hadaba atiriishada Bollywoodka sanadkaan ugu qurux badnaan doonto sido kalena abaal marintaan la siin doono hadii lasoo bandhigo waan idin la wadaagi doona balse sawirada xidigaha ka qeyb galay ayaan soo helnay halkaan hoose kaga bogo/