Shah Rukh Khan ayaa soo dhaweeyay Isbuucaan Filimkiisii hore  Jaceylka ee Dil Se.

Dil Se oo ahaa Filim Jaceyl ah oo Qatar badan waxaa waday Manish Karola iyo Shah Rukh Khan.

20 sano ayaa ka soo wareegatay haatan markii uu soo baxay Filimkan.

SRK ayaa baraha bulshada ugu dabaaldagay in Filimkiisa uu 20-sano jirsado.

SRK waxaa kale uu sheegay in Dilse uu kamid yahay Filimadiisa kuwa uu ugu jecelyahay.

srk-dilse-1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here