Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan ayaa la weydiiyay atiriishada Bollywoodka carafta dabiciiga ah leh oo dhididkeeda xitaa uu carfaayo si gaar ahaan kuwa uu isaga lasoo shaqeeyay waxaana wareysigan laga qaaday 20 sano kahor.

Khan atiriishooyin badan ayuu lasoo shaqeeyay oo qaarkood caan ah sida Kajol, Madhuri, Juhi, Karisma, Raveena, Manisha, Sonali iyo kuwa kale oo badan halka wareysigan kadibna atiriishooyin bilawgii qarnigaan soo caan baxeyn uu la shaqeeyay.

Hadaba waxuu yiri isagoo hadlaayo,”haddiiba ay jirto atiriisho noocaas ah waa Raveena Tandon” sababta uu Raveena ku doortay ayaa la weydiiyay kadibna isagoo sharaxaayo waxuu yiri.

“Ilaa iyo iminka waa atiriisho inta oa shaqeeyay tii ugi carafta badneed waxay leedahay caraf dabiici ah waxaan xusuusta markasn duubeynay Zamaana Deewana inaan dhididkeeda iska carafsan jiray waayo waan ka helag habka uu usoo carfaayey waa gabar aan ka qeyliyay sikaste udhidido wey carfeysaa.”

Raveena waligeed ma ilaawin hadalkaas dhowaan ayeena ahed mar sy dadka xusuusineysay hadalkaan SRK hada kahor yiri dhanka kale Ravrena 90-maadkii waxay kamid ahed atiriishooyinka ugu shidan ee aadka loo doon doonu jiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here