Aryan Khan waa curadka ama wiilka kowaad ee ay dhaleen xidigaha caanka ah Shah Rukh Khan iyo Gauri Khan Aryan waxuu kamid yahay caruurta ay dhaleen xidigaha caanka ah ee xili walba sawir qaadayaasha daba socdaan sawirona kasoo qaataan tiro maleh inta jeer ay sawiro ka qaadeen wiilkan.

waxaana xilli walba saxaafada ay hadal-haysa xiliga uu wiilkan soo biiri doono bollywoodka maadaama u dhalay halyeeyga bollywoodka shah rukh khan

laakiin waxaa la ogaaday in aryan inuu goor hore uusoo galay bollywoodka waana arrin qof walba la yaabi doono maadaama aktarkan weli lagu arkin wax filim ah

iyadoo xaqiiqda ayaa ah in Aryan uu kasoo filimka Kabhi Khushi Kabhi Gham kaaso u sameeyay karan johar aryan ayaa filimkan kasoo muuqday isagoo 4 jir

waxa uuna jilay doorka Shah rukh khan oo yar kaaso xerada agoonada ay kasoo kaxeesanayaan Amithab bachachan iyo xaaskiisa jaya bachachan waxaana doorkaas jilay shah rukh khan wiilkiisa Aryan khan laakiin dad badan aya arrintan la socon taaso hadda lama-filaan ku noqon doonta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here