Home » Box Office » Shahid Kapoor filimka uu ku muujiyay inuu Action-ka ku wacan yahay R… Rajkumar iyo sida uu ku guuleestay

Shahid Kapoor filimka uu ku muujiyay inuu Action-ka ku wacan yahay R… Rajkumar iyo sida uu ku guuleestay

Maanta oo kale 6 December 2013 waxaa la daawaday filimka R… Rajkumar ee Shahid Kapoor iyo Sonakshi Sinha hogaamiye ka ahaayeen waana filim Masala ah oo leh Action, Dance, qiiro iyo shactiro wacan.

Director Prabhu Deva ayaa dadka tusay in Shahid Kapoor doorka Action-ka iyo xarakaadka sameyn karo ayadoo xidigaan lagu yaqiinay waji dagan oo kaliya.

Hadaba filimka R… Rajkumar sida uu ku guuleestay ama Average ku noqday fadlan hoos kaga bogo:

Jilaayaasha: Shahid Kapoor, Sonakshi Sinha iyo Sonu Sood

Director: Prabhu Deva

Xiliga la daawaday: 6 December 2013

Tiyaatarada laga daawaday: 2350

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 9.47 crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 28.61 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 46.68 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 58 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 69.99 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 82.82 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 89.57 crore

Tirada tikit u goosatay – 8-Milyan 942,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 34.03 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 58.67%

Natiijadiisa: Average

Qiimeynta IMDB Rating – 5.2/10

One Response to Shahid Kapoor filimka uu ku muujiyay inuu Action-ka ku wacan yahay R… Rajkumar iyo sida uu ku guuleestay

  1. Omar Reply

    December 6, 2017 at 1:01 pm

    FIlimkan waa la soo kobigareeyay soo ma aha wll. Haddi la soo kobigareeyay waxad ii shiikta filimka laga soo kobigareeyay pls?

Leave a Reply to Omar Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *