Home » Nolosha Jilaayaasha » Shahid Kapoor Iyo Mira Rajput Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Magaalka Ay Casho U Doonteen!!

Shahid Kapoor Iyo Mira Rajput Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Magaalka Ay Casho U Doonteen!!

Shahid Kapoor waxuu kamid yahay atoorayaasha Bollywoodka ee waqti wacan la qaataan qoyskooda si kastoo ay u mashquulsan yihiin waxaana dhowr jeer idiin la wadaagnay xidiga oo xaaskisa Mira waqti la qaadanaya.

Xalay waxuu magaalka u waday xaaskisa Mira Rajput si ay oga soo wada cuneyaan siagoo casho sharaf gaar ah u diyaariyay dabcan raashiinka ama cuntada guriga ayee ku daaleen cunisteeda waana sababta keenta in mar mar ay muqaayadaha caanka ah cuno u doontaan.

Waxaa la arkay ayagoo kasoo baxayaan mid kamid ah muqaayadaha ugu caansan Caasimada Mumbai xili ay kasoo wada casheyeen waxayna kuwada labis naayeen dhar madow ah lamaanahan.

Shahid waxaa sanadkaan u dhashtay wiilkii uu mudada dheer sugaayey maadama uu horey u heestay gabar lagu magacaabo Misha Kapoor haderna qoyskiisa mid buuxa ayuu noqday marba haduu kusoo biiray Zain kapoor.

Dhanka shaqada jilaagan waxuu duubis ku bilaawaya filmiisa Arjun Ready ee dib usameenta ah kaaso asal ahan ay iska leeyihiin reer Telugu mashruuc koonfurn ah waxaana la daawan doona 2019.

Fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo qabtay lamaanaha caanka ah Shahid Kapoor iyo Mira Rajput xili ay xalay magaalka casho u doonteen sawir qaadayaashana goobta kusugnaayeen sawirona kasoo qabteen.

20181108231620_IMG_0466

20181108231621_IMG_0470

20181108231621_IMG_0471

20181108231622_IMG_0473

20181108231622_IMG_0475

20181108231702_IMG_0508

20181108231700_IMG_0502

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *