Shahid Kapoor waa atoore la wada jecel yahay sidoo kalena Bollywood-ka mudo dheer ka tirsan maqaam sarena gaaray kuna guuleestay abaal marino muhiim ah

Shahid kapoor ayaa dhawaan waxa uu kasoo muuqday showga Rohit Mehra Show kaasoo uu daadihiyo Rohit Mehra iyagoo halkaas ay shaaca kaga qaadayn waxyaabo badan oo iyaga u gaar ah

waxaana mid ugu xiisaha badan ay tahay markii Rohit Mehra la weydiiyay su’aal adag Rohit Mehra ayaa Shahid su’aalay isagoo yiri ” waxad xariir lasoo sameesay atariishooyin badan laakiin xariirkee ayaa ugu hor hilmaantay xariirada aad la sameesay Kareena kapoor iyo Priyanka chopra?

Shahdi ” hadii aan ka hadlo xariiradaas waxaan dhihi lahaa kareena kapoor maadaama aan si dhaksi leh iyada ku hilmaamay sidoo kale Priyanka iyadana waqti yar ayay igu qaadatay inan iyadana ku hilmaamo waxaa xariiradaas ka helay qibrad taas i gaarsiisay heerka aan
maanta gaaray waxaana doonaya inan iska delete gareeyo xasuusahayga hore”

Shahid kapoor markii ay Kareena kapoor kala tagayn muddo yar ka dib waxa ay isla sameeyeen filimka jab we met iyagoo aan ka dhaxeenin xariir jaceyl maanta shahid kapoor waxa u dhaxda gabadha lagu magacaabo saina nehwal mira rajput taaso u haysaa labo caruur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here