Home » Nolosha Jilaayaasha » Shahid Kapoor Oo Ku Wajahan Mumbai Si Uu Ugu Duubo Filmkiisa Batti Gul Meter Chalu (+Sawiro)

Shahid Kapoor Oo Ku Wajahan Mumbai Si Uu Ugu Duubo Filmkiisa Batti Gul Meter Chalu (+Sawiro)

Waxaa sawiro laga soo qabtay jilaaga caanka ah Shahid Kapoor oo safar u xir xirtay magaalada Mumbai maadama uu ku maqnaa Dehradun halkaaso uu kusoo duubayey filmkiisa Batti Gul Meter Chalu.

Hadaba Shahid wuu soo dhameestay duubistiisa Dehradun sidaa awged waxuu usoo wareegaya Mumbai iyo qoyskiisan halkaas oo uu kuduubi doono jadwalkiisa labaad mashruucan.

Waxaa la jilayaan Shraddha Kapoor iyo Yami Gautam ayadoo la daawan doono qeybaha dambe ee sanadkaan, halkaan hoose kaga bogo sawirada laga soo qabtay xidigaan..

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *