Home » Nolosha Jilaayaasha » Shahid Kapoor Oo Qirtay Baahida Uu U Qabo La Shaqeenta Katrina Kaif!!

Shahid Kapoor Oo Qirtay Baahida Uu U Qabo La Shaqeenta Katrina Kaif!!

Shahid Kapoor filmkiisa u dambeyay waxuu ahaa Padmaavat kaaso noqday Blockbuster-kii kowaad ee sanadkaan la daawado waxaana mashruucan kula weheliyeen Deepika iyo Ranveer.

Shahid baraha bulshada xili uu Online ka ahaa waxaa suaal weydiyay mid kamid ah taageerayaashisa waxuuna yiri sida tan,”mudane ma jeclaan lahed la shaqeenta Katrina Kaif.”

Shahid waxuu ku jawaabay sida tan,”dabcan haa maxaa diidaayo in badan waan doonayaa la shaqeenteda waxaan rajeena inaan goor dhow film wada sameeno.”

Dhanka shaqada Shahid waxu ku guda jiraa duubista filmkiisa Batti Gul Meter Chalu ee ay la jilayaan Shraddha Kapoor iyo Yami Gautam waxaana la daawan doona 31 Aug 2018.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *