Jilaaga caanka ah Shahid Kapoor ayaa ka dhawaajiyay in Padmaavat ay sameeyn kareen ama ku wanaagsanaayeen xidigaha kala ah Salman Khan, Aishwarya Rai iyo Ajay Devgn waa hadii ay isku fahmi lahaayen.

Xidigaan ayaa la fal galay saxaafada waxayna wax ka weydiiyeen 3 jilaa mid atiriisho tahay dooqiisana ah uu u dooran lahaa Padmaavat waxuuna ku jawaabay sida tan isagoo saxaafada horjoogo.

“Sifudud jilayaashii Hum Dil De Chuke Sanam ayaan u dooran lahaa ee kala ah Salman Khan, Ajay Devgn iyo Aishwarya Rai weyna fiicnaan lahed hadii Mudane Bhansali la saxiixan lahaayen markii hore.”

Padmaavat waa Blockbuster la daawaday sanadkii hore 2018 waxaana hogaamiyaal ka ahaayen Deepika Padukone, Ramveer Singh iyo Shahid Kapoor waana mashruuc Classic ah hadal heyn weyna dhaliyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here