Home » Nolosha Jilaayaasha » Shahid Kapoor, Soha Ali Khan, Dia Mirza Iyo Xidigaha Airport-ga Wacdaraha Ka Dhigeen (+Sawiro)

Shahid Kapoor, Soha Ali Khan, Dia Mirza Iyo Xidigaha Airport-ga Wacdaraha Ka Dhigeen (+Sawiro)

Xidigo dhowr ah ayaa sawiro laga soo qabtay Airport-ga ,maanta xili qof walba dantiisa gaarka ahed u socday, Shahid Kapoor ayaa kamid ahaa xidigahas.

Shahid ayaa sawiro laga soo qabtay xili uu Goa u socday xidigaan si dhoola cadeyn ah ayuuna kusoo dhaweyay sawir qaadayasha, Shahid filmkisa xiga ee Padmaavat waxaa la daawan doona 25 bishaan Jan.

Sido kale Soha Ali Khan ayaa kamid ahed xidigaha maanta Airport-ga sawirada looga so qabtay xili ay xidigtaan deg degsaned.

Halkaan Hoose Ka Daawo Xidigaha Sawirada Looga Soo Qabtay Airport-ga:

Shahid Kapoor:

Soha Ali Khan:

Dia Mirza:

Kanika Kapoor:

Ria Sen: