Shahid Kapoor Xaaskiisa Mira Rajput Iyo Gabadheeda Misha Kapoor Oo Airport-ka Sawiro Qurux Badan Looga Qaaday (+Sawiro)

Shahid Kapoor ayaa maal mahaan ku mashquulsan xayaysiinta filimkiiisa weyn ee Padmavati ee goor dhow laga soo bandhigay goos goos xiiso leh.

Sidaa daraadeed waxaa Airport-ka maanta sawiro qurux badan looga qaaday Shahid Kapoor xaaskiisa Mira Rajput iyo gabadheeda Misha Kapooor waxaana laga qaaday sawiro qurux badan.

Dhinaca kale Shahid sanadkaan waxaa u diyaarsan filimka Padmavati ee ku matalaayo doorka Maharawal Ratan Singh Waxaana kula wehliyaan Deepika Padukone iyo Ranveer Singh.

Fadlan hoos ka daawo sawirada

Mira-&-Misha-Kapoor-(2)

Mira-&-Misha-Kapoor-(3)

Mira-&-Misha-Kapoor-(5)

3 Comments

  1. Walee kaasi xaas qurux iyo wanaagba isku darsatay buu helay Mira Rajput waxii nool baa ku nooleeya

Comments are closed.