Shahrukh Khan gabadhiisa Suhana Khan waa diyaarsantahay iyo sawirkeedii ugu dambeeyay

0
2297

Suhana Khan waa gabadha uu dhalay Super Star Shahrukh Khan, waana gabar dhalinyar oo haatan soo baxeyso.

Suhana oo lagu wado in wadadii aabaheed raacdo ayaa baraha bulshada haatan awood balaaran kuleh, ayadoona marwalba taageerayaasheeda sawiro la wadaagto.

Suhana ayaana sawirkii ugu dambeeyay ee ay soo dhigtay barteeda Instagramka wuxuu abuuray hadal heyn xoogan, xili saxaafada aad uga hadashay sida ay u diyaarsantahay Stylkeedana u dhisanyahay.

Halkaan ka arag sawirkii ay Suhana soo dhigtay Instagramkeeda;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here