Shahrukh Khan iyo markuu hada kahor sarbeeb ahaan u sheegay inuu Kajol guursan lahaa.

0
1081

Shahrukh Khan iyo Kajol ayaa kamid ah lamaanayaashii ugu wanaagsanaa ee Bollywoodka hal filim kasoo muuqday hadii aysanba aheyn kuwii ugu wanaagsanaa waxaana siweyn loola dhacay filimadii ay isla keeneen.

SRK iyo Kajol nolosha caadiga ah waa saaxiibo ayadoo SRK ay u dhaxdo gabadha Gauri Khan halka Kajol ayadana uu qabo Ajay Devgn.

Hadaba SRK ayaa hada kahor dhahay hadii aanan Gauri la kulmi laheyn Kajolna Ajay la kulmi laheyn yaa yaqaano waxa dhici lahaa?

Hadalkaas ayaana laga fahmaa in SRK uu jeclaan lahaa iney Kajol lamaantiisa noqoto hadii uusan Gauri Khan qabi laheyn Kajolna Ajay qabi laheyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here