Shahrukh Khan oo 900 maalmood duubista filimada ka maqnaa oo maanta qooto qooto duubis ku bilaabay.

0
717

Mega Star Shahrukh Khan ku dhawaad mudo 3 sanadood ah wax filim cusub ma uusan duubin wuxuuna dhawaan saxiixay mashruuca weyn ee ay leedahay Shirkada YRF ee Pathan balse sidii la filaayay kuma soo laaban.

YRF ayaa lagu waday iney ku dhawaaqdo duubista Filimka Pathan inuu si rasmi ah u bilaaban doono balse sidaas ma aysan sameynin ayadoona SRK uu duubista filimka toos u gudo galay.

Waxaa la yaab leh ayadoin duubista filimkaan si Rasmi loogu dhawaaqin in maanta duubistiisa bilaabato.

Waxay aheyd in Shirkada YRF si Official ah ugu dhawaaqdo si hadalheyn xoogan u sameeyo filimka, hadana ayadoo sidaas tahay SRK 500k qofood ayaa hadal heyso Twitter ka trending Hindiya asigaa heesto maanta.

Waa la hubaa hadii si Official shirkada ugu dhawaaqi laheyd in Twitterka la gilgili lahaa maanta.

Filimkaan waxaa Directed ka ah Siddharth Anand oo ah Directedkii sameeyay filimka WAR ayadoona uu laadar kayahay John Abrahan waxaana la daawan doonaa Feestada Diwali2021.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here